Category Gudbadhigyo

Bandhigyada buugaagta

Waxa aynu ahayn bulsho ku tookhda halabuurka maansada, taas aawadeed baa na loogu baxshay, “Umaddii Maansada.” Ma aynaan lahaan jirin faro wax lagu qoro oo baahsan. Taas ayaana qasbaysay in gabyaageennu qaybo tixihiisa. Badanaa dhawr qof oo ka ag dhaw baa u qaban jiray meerisyada uu golayaasha kaga dayaami jiray. Meel walba oo uu istaago, oo […]

Ducaadda maanta doorkooda

Daacinnimadu waa ugu yeeridda dadka xagga Eebbe. Cidda hawshaas qaaddana waxa uu Eebbe ku ammaanay, “Yaa ka hadal wacan qof dadka ugu yeeray xagga Eebbe, oo falay waxa saxda ah, yirina, ‘Waxaan kamid ahay Muslimiinta’?” Ducaadda Muslimiinta ah waxay ku gawracantahay yeelista (sida Muslimiinta oo dhan) Nebi Muxammad (NNKH); waana in ay sida ay hawshooda […]

Riyo riyo dhextaal

Ku dhashay maagaladan Boston 1809i, Edgar Allen Poe waxa uu ahaa maansayahan, qoraa iyo suugaandhaarri Maraykan ah oo ka sheeggan dunida maansoolaha. Waxa uu Poe nolaa muddo dhan afartan sannadood, isaga oo siddeediyo-toban jir ah na waxa uu daabacay buuggiisii ugu horreeyay oo uu maansooyin kooban ku soo bandhigay. Sanadihii ugu dambeeyay nolashiisa waxa uu […]

The lion’s share

For centuries, poetry has been the most important instrument of “cultural expression” in Somalia.[1] Hence, Somalia is known as the nation of poets—poets who, through their poems, not only have served as bookkeepers of Somali history, due to [some extent] the language itself having no official or working scripts until the 20th century, but who […]