Tag Archives: Qoraal

“Wanka macasha ii qabo”

Nin wal ba oo maamul-wanaag iyo cuddoonaan hoggaamineed lagu xanto waxaa judhiiba daba taal weedha, “Naag gob ah ayaa garabka haysa!” Wali ma la yiri, marka loo riyaaqay haweenay cuddoonaan hoggaamineed iyo maamul-wanaag ba dunida kaga soo mudh baxday, “Nin gob ah ayaa garabka haya”? La isma weydiiyo! Waxaa ba ugu horraynta la dafirsanyahay in […]

Rag jabay haween jabi

Kolkii uu maamuluhu noo soo galay, waxa uu oodda ka qaaday sheeko isaga soo martay. Waxa uu yiri waxay ahaayeen nin doob ah iyo hooyadiis, oo ay isla soo cag-qaateen, oo ay isa soo xambaareen. Hooyadu waxay dhabarka ku sidday, buu yiri, qadaade caano dhay ihi ka buuxaan, ninku na budh madax kuusan leh. Sheekooyin badan debadeed, […]